Top News Trump oo qaati ka taagan Putin kuna tilmaamay ‘nin waalan’ Published 10 months ago on May 26, 2025 By The Janitor Todobaadkii la soo dhaafay Trump iyo Putin waxay yeesheen wadahadal labo saacadood qaatay, kaas oo lagu gorfeynayey hindise xabbad-joojin ah oo uu Mareykanku soo jeediyey si loo soo afjaro dagaalka daba dheeraaday. Related Topics: Up Next The calm before the storm Don't Miss Seattle marks five years since George Floyd’s death with calls for reform The Janitor Continue Reading You may like